Miyuu dhamaaday Khilaafkii Madaxda Galmudug?

Magaalada jabuuti ee Caasimadda Dalka Jabuuti waxaa maanta gaaray Madaxwaynaha Galmudug Axmed Duucalle Geelle (Xaaf) ku xigeeniikiisa Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) iyo Xubno ka tirsan Baarlamaanka iyo wasiirada Maamulkaas. Waa markii ugu horaysay ee labada Masuul wada galaan Safar Shaqo waxii ka danbeeyay Khilaafkoodii soo biloway daba yaaqadii Bishii September ee sanadkaan Madaxda Galmudug ayaa […]

Continue Reading

Sawirro: Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay degmada Hobyo

Roobab mahiigaan ah ayaa xalay iyo maanta ka da’aya degmada Hobyo iyo Tuulooyinka Hoos yimaada koofurta Gobolka Mudug, Roob Mir ah ayaa xalay ka curtay deegaanadaas. Waxaana wali da’aya Roob biyo dhigay magaalada. Deegaanada Xeebta Gobolka Mudug muddo saddex sano ah kama di’in roob fiican, waxaana roobka heleen ku diirsaday dad iyo Duunyo. Togaga biyo […]

Continue Reading

Wafdigii Galmudug oo u ambabaxay Jabuuti (Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf Iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay qayb ka yihiin ku xigeenkiisa xildhibaano Iyo Wasiiro ayaa maanta u ambabaxay dalka Jabuuti halkaas oo ay kaga qayb gali doonaan shirka dib u hishiisiinta Maamulka Galmudug Iyo ahlusuna oo maalinka Beri ah ka furmi doona dalka jabuuti Waxaa iyana saacada soo […]

Continue Reading

Deg:Deg:Askar Dowladda ah oo Muqdisho lagu dilay

Laba Askari oo ka Tirsan ciidamada Dowlada ayaa Goor dhaw lagu Dilay Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho gaar ahaan Halka loo yaqaan Baana raama. Dilkaasi waxaa Gaystay Askar kale oo ka tirsan isla Ciidamada Dowlada.Goob joogayaal ayaa  sheegay in wali maydka askartaasi uu yaalo ka soo hor jeedka Sarta Baana Raama ee Sanca. Ilo wareedyo […]

Continue Reading

Wasiir Ka tirsan Xukuumadda oo Xilka laga qaaday

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirka Ow-qaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya Dr. Iimaan C/llaahi Cali. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa xilka looga qaaday wasiirkan, iyadoo aan la sheegin sababaha xilka looga qaaday. Tani ayaa muuqata tallaabadii u horeysay ee uu Ra’iisul Wasaaruhu […]

Continue Reading

Khayre oo Magacaabay Wasiir Gaashaandhig

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhow u magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo dowladdii hore Wasiir ka soo noqday. Digreeto ka soo baxday ayaa lagu magacaabay Mr Maxamed Mursal inuu noqdo Wasiirka Gaashaandhigga, isagoo buuxin doona xilkii uu iska casilay C/rashiid C/llaahi Maxamed oo is casilay 12-kii bishii October. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa […]

Continue Reading

Warbixin:Qaribka iyo Qanaacada Qurbajoogta dalka kusoo laabatay

Waxaa jiro Su’aalo iyo Fikrado kala duwan oo layska waydiiyo waxtarka ama hormarka dalka iyo Caqabadaha ka yimaada Diyaasbarada ama Qorba-joogta Soomaaliyeed ee ku Soo laa banayay Gudaha Dalka 6-dii sano ee u danbaysay. Qanaacada Qurbajoogta soo laabatay Aqoonyahan Kamal Ismaaciil oo waxbartay Jamacada Est Africa ee Dalka Uganda ayaan ugu horayn waydiyay Kaalinta Hormarka […]

Continue Reading

Daawo: Khudbadii Madaxweyne Farmaajo u jeediyey Dhalinyaradii u istaagay Difaaca Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kula kulmay dugsiga Tabbarka Ciidanka Booliska ee Jenaaral Kaahiye  600 oo dhalinyaro ah oo si mutadawacnimo ah ugu istaagay in ay ka qayb qaataan dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab. Boqalaalka dhalinyarada ah ee uu la hadlay Madaxweynuhu waxa ay xaqiijiyeen sida ay uga go’antahay in ay furimaha dagaalka […]

Continue Reading

Safiirka UK ee Somalia oo la kulmay Muuse Biixi

Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya David Concar ayaa noqday diblomaasigii u horeeyay ee reer galbeedka ka socda oo booqda magaalada Hargeysa, kaddib doorashadii dhowaan ka dhacday ee uu ku guuleystay Muuse Biixi Cabdi. Danjire David Concar ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay Muuse Biixi cabdi, waxaa uu ammaanay sida nabadda iyo dimoqraadiga leh ee ay […]

Continue Reading

Maxuu Golaha Shacabka ka Hor yiri Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti

Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud ayaa maanta khudbad u jeediyay Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ugu horeyn waxaa kulanka hadal ka jeediyay Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka sheekeeyay heerarkii uu soo maray dhismaha Baarlamaanka Soomaaliyeed, isagoo xusay in Madaxweynaha Jabuuti uu kaalin weyn ku lahaa dhismaha Baarlamaan […]

Continue Reading