Maraykanka oo sheegay inay duqeyn ku dileen Sargaal ka tirsanaa Daacish-ta Somalida
Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay sheegtay duqeyn ka dhacday Gobolka Bari ee deeganada Puntland in lagu dilay Sarkaal ka tirsan Kooxda Daacish iyo ilaaladiisa. Duqeynta ayaa waxa ay ka dhacday deegaanka Bohole oo qiyaastii 70-KM u jirta Degmada Boosaaso ee Gobolka Bari. Saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga dalka Somaliya oo Mareykanka ka caawiya duqeymaha laga […]
Continue Reading