Boosaaso:Qasaare ka dhashay Bam lagu tuuray Ciidanka Puntland
Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in bam gacmeed lagu tuuray ciidamo ka tirsan Puntland kuwaasoo marayay waddo mashquul badan oo ku taal bartamaha magaalada Boosaso. Bamkan ayaa geystey qasaaro iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in dad gaaraya toban ruux oo badankood ahaa ciidamadii saarnaa gaariga bamka lagu weeraray la dhigey […]
Continue Reading