Gaas oo ka hadlay Duqaymaha ku socda Daacishta Puntland
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay duqeyn todobaadkii hore Mareykanka ka fuliyay dhulka buuraleyda ee Gobolka Bari, kaasoo lagu dilay sarkaal ka tirsan Kooxda Daacish C/wali Gaas ayaa sheegay in todobaadyo ka hor Ciidamada Puntland ay guluf ku qaadeen deegaanada Daacish kaga sugan yihiin Buuraleyda. Mr:Gaas ayaa yiri“Waa la socdaa nimankaas Daacish […]
Continue Reading