Mareykanka oo kordhisay waqtiga Diyaaradaha Drones-ka duqeymaha ka fulinayaan Somaliya
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa sheegtay in la kordhiyay muddada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay weerarrada ka wadi karaan Soomaaliya. Sharci cusub oo Bishii October ee la soo dhaafay la saxiixay ayaa Ciidanka Mareykanka u oggolaanaya in dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo Daacish ee Soomaaliya loogu ogol yahay in ay sii wadi karaan […]
Continue Reading