Maamulka G/Shabellaha Hoose oo Beeniyay Hadalkii Jan/Caanood!
Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabellaha hoose, ayaa si kulul u beeniyay hadal ka soo baxay Abaanduulaha ciidamada Xooga dalka Somaliya Jeneraal C/laahi Cali Caanood, kaasi oo sheegay in Shabaab iyo masuuliyiin Shabellaha hoose ka tirsan xiriir uu ka dhaxeeyo. Gudoomiye ku xigeenka amniga Gobolka Shabellaha hoose Cali Nuure Maxamed oo la hadlay Warbaahinta, ayaa hadalkaasi ku […]
Continue Reading