Banaanbax Saaka ka Socda Wadada Xariirisa Muqdisho iyo Afgooye
Waxaa saaka hakad ku jira Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye iyada oo Wadayaasha Gaadiidka dadweynaha ee waddadaas ka shaqeeyana ay ku dhawaaqeen shaqo joojin. Wadayaasha ayaa sababta ku sheegaya in waddada Xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye la soo dhigay jidgooyooyin kale oo lacago badan looga qaado Gaadiidka adeegsada waddadaas. Gaadiidleyda ayaa sidoo kale dhigaya dibadbax […]
Continue Reading