Kenya oo wili doonaysa in wada hadal in lagu xaliyo kiiska badda Somaliya
Kenya ayaa mar kale ka hadashay kiiska muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya iyo jawaabta ay arrintaasi ka bixisay. Xeer-ilaaliyaha guud ee Kenya Githu Muigai ayaa sheegay in wali Kenya ay ka taagan tahay kiiska muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya meeshii ay horay uga taagneyd. Githu Muigai waxa uu intaasi ku daray in ay […]
Continue Reading