Al-Shabaab oo Weerar ka gaystay Afgooye
Xoogag ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa xalay waxa ay mar kale weerareen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose, kadib markii xalay halkaasi uu dagaal ka dhacay. Dagaalka ayaa wuxuu ka dhacay buundada yar ee Degmada Afgooye, halkaasi oo Saldhig ciidan ay ku leeyihiin ciidamada dowladda Federalka Somaliya. Saraakiisha ciidamada waxa ay sheegeen dagaalkaasi inay […]
Continue Reading