C/Raxmaan C/Shakuur Warsame oo ku dhaawacmay Weerar lagu qaaday Gurigiisa
Weerar culus oo caawa lagu qaaday gudiga uu magaalada Muqdihso ka deganyahay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo si weyn uga soo horjeeda dowlada madaxweyne ayaa waxaa ka dhashay qasaaro dhimasho iyo dhaawac leh. Ciidamada xasilinta Muqdisho ayaa la sheegay inay u daateen oo ay weerar xoogan ku qaadeen hoyga siyaasi C/raxmaan C/shakuur waxana la sheegay in […]
Continue Reading