Video: MD Farmaajo oo si Qurux badan loogu soo dhaweeyey Garowe

Wararka Maanta

Daawo Muuqaal muujinaya sida qurux badan ee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyey Magaalada Garowe Caasimadda maamulka Puntland.