Axmed Madoobe oo ka baaqday Shirka Dhuusamareeb
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa baajiyay safar uu ku tagi lahaa Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusomareeb si uu uga qayb galo Xaflada lagu soo gabagabaynayo Heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug. Madaxweynaha ayaa sheegay in uu u baajiyay safarkaas shaqooyin muhiim ah oo uu ka qabanayo Xarunta KMG ah ee […]
Continue Reading