Afgooye:Nin Ganacsade ah oo xalay la Dilay
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose, kadib markii ciidamo ka tirsan Shabaab dilkaan ay fuliyeen. Dilka ayaa waxaa loo gaystay nin ganacsade ahaa oo lagu magacaabi jiray Abuukar Qaasim Mayow (Tushiiba), laakiin Shabaab oo dilkaan sheegtay ayaa waxa ay sheegeen inay dileen askari.  […]
Continue Reading