Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeeshay wafdi ka socda Midowga Yurub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira kulamada gaar gaarka ah ee uu la qaadanayo Madaxda Afrika iyo wakiilada Ururada Caalamiga ah ee ka qeyb galaya Shirka Madaxda dalalka Midowga Afrika, ayaa la kulmay Wafdi ka socday Midowga Yurub. Madaxweynaha oo uga warbixiyey madaxda wafdiga xaaladda guud ee dalka, ayaa […]
Continue Reading