Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaano ka tirsan Sh/Hoose
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dawladda Soomaaliya ay saaka weerar ku qaadeen degaanno ay hore ugu sugnaayeen kooxda al-Shabaab, kuwaas oo dhinaca galbeeed ka xiga degmada Afgooye. Wararka aynu ka helnay ilo dhinaca amniga ah ayaa sheegaya in ciidamadan dawladda Soomaaliya ay qabsadeen degaanka Mubaarak, Sabiid, Mareeray iyo weliba Awdheegle, […]
Continue Reading