Alshabaab oo Saanad ciidan kala dagay Dekedda Faax
Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah Ururka Alshabaab ee ka taliya degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa 16 bishan waxa ay saanad ciidan kala dageen dekadda macmalka ah ee Faax degmada Xarardheere ka tirsan. Gadiid isugu jira nuuca xamuulka Qaada iyo tikniko ayaa saanadda ciidan halkaas ka daabulay, iyagoo habeenimadii Jimcaha la dagay hub […]
Continue Reading