Ciidamo ku dagaalamay degmada Hodan
Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku dagaalamay degmada Hodon gaar ahaan Tarabuunka sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka degaanka. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamada NISA iyo sidoo kale ciidamada ay tababarto dowladda Imaaraadka ee ku sugan Warshadda Caanaha. Dadka degaanka waxa ay xaqiijiyeen in ay maqlaayeen rasaas xooggan oo labada dhinac […]
Continue Reading