Daawo: 4 Xarumood oo laga dhagaxdhigay Cadakibir

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxda Hayat Foundation oo ah hay’ad ay aasaaseen qurbojoog kasoojeeda Galmudug iyo masuuliyiin kale ayaa shalay booqasho ku tagay deegaanka Cadakibir ee degmada Cadaado. Masuuliyiintaan ayaa dhagaxdhigay 4 xarumood oo kala ah. Dugsi Hoose/Dhexe, Xarun Caafimaad, Saldhig Boolis iyo Xarunta maamulka.