Wasiirka Gaashaandhigga oo tababar u soo xiray Ciidamada Kumaandoosta (Sawirro)
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal C/laahi Cali Caanood ayaa cutubyo ka tirsan Ciidamada Danab ee Xoogga dalka tababar mudo Hal sano u socday ugu soo xiray Dugsiga Tababarka Generaal Dhega-badan ee magaalada Muqdisho. Gaadi ciyaar iyo dhoolatuska Ciidanka oo ku aadan Tababarka ay qaateen ayay ku […]
Continue Reading