Muqdisho: Booliska oo qabtay gaari siday Hilib qurmay
Ciidamada Booliska ee ku sugan Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir ayaa la sheegay inay qabteen gaari lagu siday hilib qurmay, kadib markii lagu qabtay Koontarool ciidanka ay ku sugnaayeen. Khamiistii ayaa degaanka Ceelmacaan waxaa lagu soo gubay raashin dhacay, iyadoo halkaasi lagu duugay hilib qurmay oo ciidamada ay ka qabteen Dakadda Magaalada Muqdisho. Qaar ka […]
Continue Reading