Akhriso: Qodobada Heshiis MD Farmaajo doonayo inuu ku dhexdhexaadiyo Jawaari iyo Kheyre

Wararka Maanta

Shabakadda Ceelhuur.com ayaa heshay nuqul ka mid ah heshiis Madaxweyne Farmaajo doonayo inuu ku dhexdhexaadiyo Gudoomiyaha Barlamaanka Maxamed Sh. Cismaan Jawaari iyo Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre.

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in Gudoomiye Jawaari ka biyo diidsan yahay heshiiskan, isagoo ku adkeysana in codeyn lagu kala baxo. Halkaan hoose ka akhriso qodobada heshiiska.