Sawirro: Maraykan oo Balaariyey Saldhigiisa garoonka Balli-Doogle
Dowladda Mareykanka ayaa dib u dhis iyo ballaarin ku sameysay Saldhigg Ciidanka Cirka ee Balli doogle kuna yaalla Gobolka Shabeellaha hoose ee Soomaaliya. Wargeyska Vice News ,aayaa warbixin uu ka qoray Garoonka Balli doogle ee Gobolka Shabeellaha hoose, ku xusay in ujeedado tahay la dagaallanka Argagixisada waxa uu u yaqaan Mareykanka. Saxafiyadda warbixinta qortay ayaa […]
Continue Reading