RW Kheyre oo Soo dhaweeyay Ciyaartoyda 17-jirada Qaranka

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Ciyaartoyda 17-jirada Dalkeena Soomaaliya oo Guul Taariikhi ah kasoo hoyay Tartankii Cecafa ee lagu qabtay Dalka Burundi. Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale ayaa si wanaagsan usoo dhaweeyay Da’yarta Qaranka Soomaaliya, iyadoo Ra’iisul […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug, Madaxweynaha Waxaan garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey Madaxa Xukuumadda Galmuduga Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Wasiiro, Xildhibaano, iyo qeybaha Bulshada. Madaxweynaha ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo uga soo qabsoomay Magaalada Muqdisho oo uu maalmahan […]

Continue Reading

Tiiceey oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Galkacyo (Sawirro)

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynihii hore maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo Xarunta gobolka Mudug. Wafdigan oo ka dagay garoonka diyaaradaha OSHACO koofurta Galkacyo ayaa waxaa si diiran halkaan ugu soo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug, Saraakiil ciidan iyo qeybaha Bulshada. Mr. Tiiceey ayaa ugu mahad celiyey […]

Continue Reading

5 Tallaabo Oo Kuu Suuraggelinaya Inaad Caan Ka Noqoto Baraha-Bulshada

Waxaa jira dadbadan oo raadiya iney xidigo ka noqdaan Baraha-bulshada, laakiin aan garaneyn wadada saxda ah oo arrintaa loo maro ama sannooyin badan ku dhibaatooda sidii ay dadbadan ay barahooda ugu soo xirmi lahaayeen. Hadaba, si fudud oo muddo kooban ah si aad ugu hesho dadbadan oo Baraha-bulshada kaalaga socda, waxaad raacdaa waddooyinka hoose oo […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta la dooranayo

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa la filayaa in maanta lagu doorto magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya. Waxaana ku loolamaya ilaa 11 Musharax. Musharaxaiinta xilkan u tartameysa ayaa waxa ay kala yihiin: Ibraahim Isaaq Yarow, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), Cali Sheekh Maxamed (Xaaji Cali), Saalim Caliyow Ibrow, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), Idiris Cabdi Dhaqtar, […]

Continue Reading

Puntland Oo Shacabkeeda Ku Amartay In Aysan Xajka U Raacin Diyaarad Aan Maamulka U Fasixin

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda,Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Puntland,Saalax Xabiib Jaamac ayaa dadweynaha reer Puntland amar ku siiyay in aysan xajka u raaci Karin, shirkad aanay u fasixin Wasaaradda Caddaaladda Puntland. “Ummadda reer Puntland waxaan leeyahay Wasaaraddu ciddii ay idiin soo fasaxdo inaad raacdaan baad raacaysaan”,ayuu yiri Wasiir Saalax Xabiib Jaamac. Dhinaca kale Wasiirka oo sii hadlayay […]

Continue Reading

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda oo War kasoo saaray Xaaladda Baledweyne

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda ayaa war deg deg ah kasoo saaray Xaaladda Magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan halkaasi oo dadkii kunoolaa ay ka barakaceen ka dib Markii daadad ku dhuftay. Golaha ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya, Shacabka Soomaaliyeed, Culimo, iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda in ay ka qeyb qaataan Gurmadka dadka kunool Baledweyne.

Continue Reading

Sh. Shaakir oo Ku baaqday in Gurmad deg deg ah lala gaaro shacabka Baladweyne.

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Galmudug oo warbaahinta kula hadlay dhuusa mareeb ayaa sheegay in Galmudug ay door muhiim ah ka qaadan doonto Gurmadka loo Sameynayo dadka ka barakacaya fatahaada uu sameynayo Webiga Shabelle. Sidoo kale shiikha ayaa waxaa uu Sheegay in dowlada Galmudug gacan ka geysaneyso in garoomada diyaradaha degmooyinka Galmudug […]

Continue Reading

Akhriso War-Saxaafadeed: Halka ay Mareyso Dib u heshiisiinta Galmudug & Ahlu sunna

Waxaa goordhow soo gaaray warqabadka shabakadda Ceelhuur.com warsaxaafadeed uu soo saaray Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Warasaxaafadeedkan ayaa u qornaa sidan: WARSAXAAFADEED                                           29.04.2018 Ujeedo: Warbixin halka ay marayso Dib-U-Heshiisiinta Galmudug iyo Ahlu-Sunna Waljameeca. Sida aad la socotaan laga bilaabo bishii Deseember 2017,waxaa socday ka fulinta Heshiiskii Jabuuti ay ku soo wada gaareen […]

Continue Reading