Aqalka Sare oo 50 Kun ugu deeqay dadka uu saameeyay fatahaada Wabiga Shabeelle
Senatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga gurmadka fatahaada Wabiga Shabeelle ee Aqalka Sare oo ka kooban 9 xubnood. Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhag Dheer) Guddoomiyaha Gudiga Gurmadka ay xubnaha Aqalka Sare u xil saareen in ay dhaqaaale aruurin u sameeyaan dadkii uu saameeyay fatahaada Wabiga shabeelle ee ku nool Magaalada […]
Continue Reading