Cali Gacal:” Waxa ka socda Dhuusamareeb Sharciga ma waafaqsana” (Video)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo badan oo xasaasi ah, isagoo si qoto dheer ah  uga hadlay heshiiskii Galmudug iyo Ahlu sunna. Cali Gacal ayaa yiri:” Waxa ka socda Dhuusamareeb ma waafaqsana Sharciga”.

Halkaan ka daawo shirka jaraa’id.