ANIGA IYO SIYAASIGA BEESHAYDA. W/Q: Shafici Roraye
Waxaa xafiiskayga iigu yimid mid aynu qaraabo nahay, oo aqoon yahan ah inta aan ogahayna darajada labaad ee jamacada dhameeyay, Wuxuu igala hadlay in beesheenu aysan dawlada xil fiican ka helin, isagoo xanaaqsan ayuu igu yidhi “waxaad ka mid tahay dadka saamaynta leh, waa in aad dawlada dacaayadaysaa, madaxwaynaha caysaa, xumaantoodana buunbuunisaa” Waxaan waydiiyay, hadii […]
Continue Reading