Qalbi-Dhagax oo Baajiyey Booqashadiisii Cadaado
Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka mid ah saraakiisha ugu sareysa ururka ONLF oo dhawaan laga soo daayey xabsiga itoobiya ayaa laga hor istaagay inuu booqdo Cadaado. Qalbi dhagax muddo 3 maalmood ku sugnaa Gaalkacyo, oo aheyd halkii laga qabtay, ayaa laga sugayey inuu beri yimaado magaalada Cadaado. Siyaasiyiin reer Galkacyo ah oo ka tala […]
Continue Reading