Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Kulan Ku Yeelanaya Muqdisho
Xildhibaanada Baarlamanka jamhuuriyadda Faderaalka Ah Ee Soomaaliya Ayaa Maanta Oo Arbaco Ah Waxa Ay Kulan Ku yeelanayaan Xaruntooda Magaalada Caasimadda Ah Ee Muqdisho. Dhammaan Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya Ayaa Xalay Lagu War-geliyey In Uu Jiro Kulanka Golaha Shacabka Ka Dib markii Fariin Loo Soo Diray, Waxaana Laga Codsaday In Ay Ilaaliyaan Waqtiga Ballanta. Kulanka Xildhibaanada Golaha […]
Continue Reading