Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyey Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga XFS.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shaqada looga joojiyey Wasiir ku-xiggeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Mudane Maxamed Khaliif Diiriye. Wareegtada Shaqada looga joojiyey Mudane Maxamed Khaliif ayaa lagu xusay in Ra’iisul wasaare Kheyre oo tixgelinayo Waraaq codsi ah oo kasoo baxday Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee […]
Continue Reading