Barlamaanka Galmudug ayaa ka jawaabay Eedeyntii Xaaf Ducaale u jeediyey Xildhibaanada iyo wasiirada Dowladda Federaalka, Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Golaha Barlamaanka Galmudug ayaa waxaa warbaahinta u aqriyey Xildhibaan Garaad Yuusuf.
Halkaan ka daawo Muuqaalka.
Markasta ku xirnow Ceelhuur Online You tube Channel