Wasiirka Gaashaandhiga XFS Oo Sagootiyay Saraakiil Tababar loogu qaaday Turkiga (Dhageyso)
60-ka mid ah Saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka ayaa Maanta Tababar loogu qaaday Dalka Turkiga sida uu sheegay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Amar Dambe Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Saraakiishan maanta Tababarka loo qaaday ay isugu jiraan Layli Saraakiil iyo Saraakiil Xigeen, Hogaanka Maamulka Ciidanka Xoogga Iyo Saraakiil kale oo loo qaaday Tababar […]
Continue Reading