Muxuu Ku Saabsan Ajandaha Kulanka Maanta Ee Xildhibaanada Golaha Shacabka?

Wararka Maanta

Maanta Oo Arbaco Waxaa Magaalada Caasimadda Ah Ee Muqdisho Kulan Ku Yeelanaya Xildhibaanada Baarlamanka jamhuuriyadda Soomaaliya Kaas Oo ka Mid Kulamada Caadiga Ah Ee Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Xildhibaanada Ayaa Xalay Waxaa Loo Diray farriin Lagu War-gelinayo In Uu Jiro Kulanka Xildhibaanada Iyadoona Xildhibaanada Laga Dalbaday In Ay Ilaaliyaan Waqtiga.

Ajandaha Kulanka Xildhibaanada Ee Maanta Ayaa Ah Akhrinta Koobaad Ee handise Sharciyeedka Bartilmaameysiga Cunaqabateynta Dhaqaalaha.

Waxaa Aad loo Adkeeyey Amniga Wadooyinka Ku dhaw-dhaw Xarunta Baarlamanka Soomaaliya Waxayna Ciidamada Ammmaanka Ee Halkaasi Ku Sugan Mid Mid U Baarayaan Gawaarida Isticmaaleysa Wadooyinka Ka Ag Dhaw Xarunta Golaha Shacabka.