Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto iyo Gudoomiye ku xigeenka 1aad Barlamaanka Galmudug Cabdullaahi Xersi Maxmed ayaa bogaadiyey Dowrka ciidamada Qaranku ka geysteen joojinta colaadii maalmahan ka aloosneyd deegaano hoostaga degmada Balanbale gobolka Galgaduud.
Shalay ayey aheyd markii ciidanka Xoogga Dalka iyo ciidanka NISA ay u dhaqaaqeen goobihii lagu dagaalamay, iyagoo ku guuleystay in kala dhexgalaan maleeshiyadii halkaas ku dagaalamayey.
halkaan ka daawo Video-ga