Wararkii ugu dambeeyey Weerarkii Baar-Sanguuni
Wararka ka imaanaya degaanka Baar Sanguuni oo qiyaastii 50km u jirta Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ay iska caabiyeen weerar uga yimid Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab, kaasoo ku bilowday qaraxyo Gaadiid miineysan. Sida wararku sheegayaan dagaal saacado badan qaatay ayay Ciidamada dowladda ay dib u caabiyeen dagaalamayaasha Maleeshiyaadka Kooxda shabaabka. […]
Continue Reading