CALEEMA-SAARKA DENI: MADAL KULMIN DOONTA MUCAARAD IYO MUXAAFID
Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland waxaa ka socota, diyaarinta caleema-saarka madaxweynaha cusub Siciid Cabdullaahi Deni ,oo la qorsheeyay in ay dhacdo, 26 bishan Jannaayo ee ku beegan sabtida todobaadka dambe. Madaxweynaha oo la doortay 8-dii bishan Jannaayo, ayaa isla maalintii xilka uu la wareegay ee 14-kii bisha, wuxuu magacaabay afar guddi oo u xil-saaran […]
Continue Reading