Maxaa natiijo ah oo kasoo baxay howlgaladii ugu dambeeyay ee Afgooye?
Iyadoo dhawaanahaanba Degmada Afgooye iyo degaanada hoostaga ay ka socdeen howlgalo lagu adkeenayo ammaanka ayaa waxaa ka warbixiyay howlgaladaasi Taliska Booliska Degmadaasi. Taliyaha Saldhigga Degmada Afgooye C/qaadir Warsame ayaa sheegay in lagu guuleystay adkeynta amniga waxa uuna ku nuux nuuxsaday in howlgaladaasi natiijo fiicana ay kasoo baxday. Taliye Warsame ayaa waxa uu shacabka Degmadaasi ku […]
Continue Reading