Akhri magaca Ganacsade Galabta lagu Dilay Muqdisho
Koox hubeysan ayaa waxa ay galabta gudaha suuqa Bakaaraha ku dileen nin la sheegay in uu ahaa Ganacsade. Ninkaan la dilaya ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Sadaam Maxamed Daahir, waxaana uu u geeriyooday risaas ay dabley kaga dhufteyn qeybta sare ee jirkiisa. Ciidamada ammaanka oo sameeyay baaritaan aan cidna lagu soo qaban ayaa meydka marxuumka […]
Continue Reading