Madaxda Hirshabeelle iyo K/Galbeed oo gaaray Garowe
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa gaaray Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka Magaalada Garowe. Madaxweynaha Puntland Dani iyo ku xigeenkiisa ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka waxaana Madaxda ay sheegeen in ay ka qeyb gali doonaan Xafladda Caleemasaarka Madaxda Cusub ee Puntland. […]
Continue Reading