Alshabaab oo soo bandhigay gaari gaashaaman oo ay qabsadeen (Sawirro)
Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay gaari kuwa gaashaaman oo ay lahaayeen Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, sida lagu baahiyay baraha Internet-ka ee taageera Al-Shabaab. Gaadiidkan oo lahaa calaamada ciidanka xoogga dalka ayay Al-Shabaab sheegtay inay la wareegeen kaddib dagaal ay la galeen Ciidamada dowladda. ma cadda xilliga ay alshabaab qabsadeen gaarigaan gaashaaman, balse waxaa la qiyaasayaa […]
Continue Reading