Darawal Gaari BL ah oo $1 dartiis loo diley
Mid ka mid ah askarta dowladda ee ku sugan deegaanka Siinka-Dheer ee duleedka Magalada Muqdisho ayaa Maanta waxa uu dilay Darawal ka mid ah Gaadiidka ka Shaqeeya Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Magalada muqdisho kaas oo lagu Magacaabi jiray Cabdi Qani Axmed Xaaji. Ehelada Darawalka la dilay ayaa waxa ay sheegeen in uu waday Gaari Hoomey […]
Continue Reading