Puntland oo go’aano kasoo saartay kufsiga
Maalmihii la soo dhaafay waxaa deegaanada Puntland laga hadal hayay falkii kufsiga iyo dilka ahaa ee Gaalkacyo loogu geystay Caa’isho Ilyaas Aadan,hayeeshee Puntland ayaa Go’aano adag kasoo saartay falalka kusiga ee ka dhaca deegaanada Maamulkaas. Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in Puntland marnaba ogolaan doonin in fal kufsi ah si hoose ama xeer […]
Continue Reading