Xubin ka tirsan Alshabaab oo lagu qabtay Ceelasha Biyaha
Hayadda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka Somaliya NISA ayaa sheegtay Ciidamada ammaanka inay gacanta ku soo dhigeen xubin ka tirsanaa Ururka Al Shabaab. Kadib hawlgal qorsheysan oo Ciidamada ammaanka ay ka fuliyeen deegaanka Ceelasha biyaha ayaa la sheegay in lagu soo qabtay xubin ka tirsanaa amniyaadka Shabaab. Qoraal la soo dhigay Bogga Twitterka ee Hay’adda […]
Continue Reading