Howlgallo Xalay laga sameeyay Muqdisho
Xaafado ka tirsan Degmada Dharkenley ee Gobolka banaadir,ayaa habeenkii labaad waxaa laga sameeyay howlgallo amniga lagu Xaqiijinayo. Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa howlgalka ka sameeyay xaafado dhowr ah oo ku yaalla Degmada Dharkenley,waxa ayna Howlgalka ay ku baarayeen Gadiidka kala duwan ee ka shaqeeya Degmada dharkenley iyo Degmooyinka kale ee Gobolka Banaadir,waxa ayna sidoo […]
Continue Reading