Ciidamada Ammaanka oo Howlgallo ka sameeyey Muqdisho
Ciidanka ammaanka dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Gaashaan ayaa xalay waxa ay howlgalo kala duwan ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa howlgalka intiisa badan ka sameeyay Xaafadaha ku dhow Isgoyska degmadaas,isla markaana waxaa ay kusoo qab qabteen dad u badan dhalinyaro. Qof ku sugan Degmada Boondheere oo la hadlay […]
Continue Reading