Xukun lagu riday raggii kufsaday Caasho Ilyaas
Maxkamada Darajada Koowaad Gobolka Nugaal ayaa Dil toogasho ku xukuntay 3 kamida 10 eedeysane oo loo heystay kufsi iyo dil loo geystay Allaha u naxariistee Marxuumad Caasho Ilyaas Aadan. Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad Shiikh Cabdinuur ayaa Ku dhawaaqay go’aanka Maxkamada ee Ku Aadan Kiiska Caasho Ilyaas Aadan. Waxaana 3 Eedaysane ee kala ah Cabdifataax Cabdiraxmaan […]
Continue Reading