Sarkaal Alshabaab ah oo Dowladda isku soo dhiibay
Maalinimadii Shalay ayaa waxaa Sarkaalka ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Maamulka Degmada Bardaale ee Gobolka Baay , Sarkaalkan ayaa lagu magacaabaa Ibrahim Maxamed Adan ( Ibarhim Boolis ), waxana la sheegay in uu ahaa Madaxa maaliyadda iyo Sirdoonka Alshabaab u qaabilsanaa Degmada Bardaale. Sarkaalka oo ay soo bandhigeen saraakiisha Ciidamada Dowladda iyo Maamulka […]
Continue Reading