Ingiriiska oo Saldhig Ciidan ka furtay Soomaaliya (Sawirro)
Waxaa Si rasmi ah looga DaahFurey magaalada Baydhabo xarunta kumeelgaarka maamulka Koofur Galbeed Saldhig ay leeyihiib ciidamada Dowladda Ingiriiska. Xeradan ayaa sidoo kale lagu Tababari doonaa Ciidanka Xoogga Dalka soomaaliyeed, iyadoona Ciidamo gaareya 100 -Askari oo ka tirsan Qeybta 60-aad loo furey Tababar, Socon doono mudo labo bilood ah, Waxan Munasabada Lagu Fureyay Xeradan, iyo […]
Continue Reading