Warbixin: Wadahadalada Galmudug iyo Ahlu sunno

Waxaa saacado ka harsan yihiin xilligii loo qorsheeyey in lagu soo afjaro khilaafka siyaasadeed ee muddo ka taagnaa gobolada dhexe. Dowlada Federaalka ayaa dadaal badan wadda sidii loogu guuleysan lahaa dhameynta khilaafkaas, qorshaha wada hadalka ayaa ahaa in dowlada Federaalku Ahlu sunno la meel  dhigto saamiga laga siinayo Galmudug, kadibna markii ay wax isku soo […]

Continue Reading

Halkee marayaa Wadahadalka Galmudug & Ahlusunno?

Waxaa magaalada Muqdisho ku sugan wafuud ka kala socota Dowlad goboleedka Galmudug iyo maamulka Ahlusunno, wufuudaan ayaa halkaasi u jooga sidii loo dhameyn lahaa khilaafka Siyaasadeed ee ka jira gobolada dhexe. Labada dhinac ayaa guddiyo u xilsaartay wadaxaajoodka, sidoo kale dowlada Federaalka ayaa magacowday guddi dhexdhexaadin oo uu hogaaminayo wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdi […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay wafdiga Ahlu sunno

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay madaxda Ahlu Sunnah Wal Jamaacah si looga dardargeliyo wadahadallada magaalada Muqdisho uga socda dowlad goboleedka Galmudug iyo maamulka Ahlu sunno. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdi Faarax Juxa, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Yuusuf Garaad Cumar iyo Wasiiru […]

Continue Reading

Sawirro: Dhismaha Jaamacadda Galgaduud oo xarigga laga jaray

Munaasabadan Furo Wareejina Dhismaha Jaamacada Galgaduud oo qayb ka ahaa Mashruca Tabar wadaag oo uu NGO Hopel ka hirgaliyay Magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin kasocotay Maamulka Demada Caabudwaaq ,Wasiir kuxigeenka waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug  Abshir Cabdi Shiiqow,Gudoomiyaha Waxbarashada Gobalka Galgaduud Cabdulaahi Colaad ,Madaxa Waxbarashada Degamda Xasan Axmed Diiriye agaasimayaal iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada […]

Continue Reading

Sawirro: Deeq Daawo ah oo la soo gaarsiiyey Isbitaalka Cadaado

Maamulka isbitaalka magaalada Cadaado ayaa la wareegay 60 kartoon oo daawooyin ah  una badan faleebooyinka lagula tacaalo dadka qaba shuban biyoodka iyo qalajiyaal. Deeqad daawada ah oo ka timid howlwadeenada shirka  favori ee mamusha garoonka diyaarada Muqdisho ayaa loogu talay galay in lagu dabiibo dadka qaba xanuunada ka dhasha abaarta sida shuban biyoodka oo kale. […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey Wada hadalada Galmudug iyo Ahlu sunno

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Guddi u magacaabay wadahalada Galmudug iyo Ahlusunna. Guddigaan ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Arimaha dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, Wasiirka arimaha Gudaha Cabdi Faarax Saciid Juxa iyo xildhibaano Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa sidoo kale xalay la kulmay xubno ka tirsan Ururka Ahlusunna ee gobolada Dhexe, kulanka […]

Continue Reading

Geela oo dhibaato ku haya Dhirta Magaalada Cadaado

Cadaado waa xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug, waana mid ka mid magaalooyinka ugu koboca badan gobolada dhexe. Tobankii sano ee ugu dambeysay waxaa xowli ku socday bilicda iyo dhismaha Magaalada, mashaariic badan oo horumarineed ayaa ka hirgalay, oo ay ka mid yihiin dhismaha xarumaha dantaguud, wadooyin, Dhireyn, iyo bilicda magaalada. Cadaado ayaa ceebaha […]

Continue Reading

Kusimaha Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay safiirka Turkiga (Sawirro)

Maxamed Xaashi Cabdi Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, ahna ku simaha Madaxweynaha ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka Turkiga Mr. Oglan Bekar. Labada dhinac ayaa ka wada hadalay sii Turkigu maamulka Galmudug uga taageeri lahaa arimaha Abaaraha, waxbarashada, caafimaadka iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha. Turkiga ayaa Soomaaliya ka taageera arimo badan oo ay ugu horeeyaan dhismaha kaabayaasha […]

Continue Reading

Sawirro: Wafdigii Ahlu sunno oo Muqdisho gaaray

Hogaamiyaha maamulka Ahlu sunno Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho. Wafdigaan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa iyo masuuliyiin kale. Wafdi Ahlu sunno ayaa ka qeyb galay wada hadalo beri Muqdisho uga furmayo Galmudug iyo Ahlu […]

Continue Reading