Kusimaha Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay safiirka Turkiga (Sawirro)
Maxamed Xaashi Cabdi Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, ahna ku simaha Madaxweynaha ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka Turkiga Mr. Oglan Bekar. Labada dhinac ayaa ka wada hadalay sii Turkigu maamulka Galmudug uga taageeri lahaa arimaha Abaaraha, waxbarashada, caafimaadka iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha. Turkiga ayaa Soomaaliya ka taageera arimo badan oo ay ugu horeeyaan dhismaha kaabayaasha […]
Continue Reading