Home » Archives by category » Wararka Galmudug (Page 82)

Daawo:Taliyaha Ciidanka Asluubta Galmudug oo Cadaado lagu soo dhaweeyey

Share This Post

Taliyaha Cusub ee ciidamada Asluubta Dowlad goboleedka Galmudug Gaashaanle Sare Maxamed Cabdulle Cali, iyo Taliyayaasha Asluubta qeybaha gobolada Galgaduud iyo Mudug ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug. Saraakiishaan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Cadaado ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidamada Booliska Degmada Cadaado Gaashaanle Xuseen Muumin, Saraakiil…

Dhageyso: Cudurka Jadeecada oo ka dilaacay degmada Docoleey

Share This Post

Degmada Docoleey ee gobolka Galgaduud ayaa laga soo sheegayaa inuu fara ba’an ku hayo cudurka jadeecada, waxaana qaar ka mid ah  Waxgaradka Degmadaasi oo ay wareysatay idaacada Codka gobolada dhexe ee magaalada Cadaado sheegeen in cudurka Jadeecadu soo ritay dad fara badan gaar ahaan dadka da’doodu ka yar tahay 15…

Dhageyso: Itoobiya oo xirtay xadka ay la wadaagto degmada Balanbale

Share This Post

Gudoomiye ku xigeenka Degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud Mudane Cabdirisaaq Axmed Xalane ayaa sheegay in dowladda itoobiya xirtay xadka ay la wadaagto degmada Balanbale, iyagoona soo dhoobay ciidan farabadan. Ciidamda itoobiya iyo dadka shacabka ah ayaa horey iskaga kala gudbi jiray labada dhinac ee xadka, Mr. Xalane ayaa sheegay in…

Sawirro: Ajnabi ka tirsan Alshabaab oo Galkacyo lagu qabtay

Share This Post

Ciidanka Sida Gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Ammaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Guuto Cali Baashi Xaaji Maxamed ayaa Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in howlgalka oo ay wadajir isaga Kaashadeen Ciidamada Sida Gaarka u tababaran ee…

Dhageyso: Khudbadii Madaxweyne Guuleed ka jeediyey Soo dhaweyntii Galkacyo

Share This Post

Madaxweynaha dowad goboleedka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta gaaray Magaalada Galkacyo ayaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyey Madaxda iyo Bulshada Galmudug, waxaana Madaxweynuhu goobta soo dhaweynta ka jeediyey khudbo dhinacyo badan taabanaysa. C/kariin Guuleed oo ka hadlayay munaasabad ayaa yiri : “Waxaa rabaa inaan ka hadlo arrimaha siyaasada,…

Guuleed : " nalagama tashan ciidanka DANAB ee Galkacyo la keenay"

Share This Post

Waxaad todobaadkan bilowgiisi gaaray Waqooyiga Magaalada Galkacyo ciidamo kumaandoosta Soomaaliya ka tirsan, iyagoo howgalo ay ka fuliyey koofurta magaalada dhanka Galmudug  ay ku xireen dad rayid ah sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka, arintaas oo ay aad u dhaliileen maamulka degmada Galkacyo dhanka Galmudug. Dhanka kale Madaxweynaha Galmudug C/kariim Xuseen…

Galmudug oo ka soo horjeesatay laba xubnood oo Puntland loogu daray Aqalka Sare

Share This Post

Madaxweynaha dowad goboleedka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka soo hor-jeestay qaar ka mid ah qodobadii shalay laga soo saaray shirkii Madasha Wada-tashiga qaran ee lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho. C/kariin Guuleed oo ka hadlayay munaasabad lagu soo dhoweynayay oo ka dhacday magaalada Gaalkacyo ayaa yiri : “Waxaa…

Agaasimaha idaacadda Codka gobolada Dhexe oo Cadaado lagu xiray

Share This Post

  Waxaa goordhow lagu xiray Magaalada Cadaado agaasimaha idaacada codka gobolada dhexe Maxamed maxamuud Aw Aadan, ahna wariyaha Universal TV ee degmada Cadaado, Agaasimaha ayaa hadda ku xiran saldhigga dhexe. Agaasimaha oo aan khadka taleefanka kula xariirnay ayaa inoo xaqiijiyey in uu u xiran yahay maamulka degmada Cadaado, Arimaha loo…

Madaxweynaha Galmudug C/kariim Guuleed oo goordhow gaaray Galkacyo

Share This Post

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweyne Guuleed ayaa ka soo kicitimay Magaalada Muqdisho oo uu ku sugnaa labadii maalin ee la soo dhaafay, garoonka diyaaradaha Galkacyo ayaa madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa ku soo dhaweeyey…

Safiiro maanta hoygiisa kusoo booqday Madaxweyne Guuleed (Sawirro)

Share This Post

Safiirada Wadamada Carabta U Fadhiya Soomaaliya Ayaa Maanta Hooygiisa Kusoo Booqday Madaxweynaha Dowlada Galmudug Abdikarim Hussein Guled Oo Maalmihii Lasoo Dhaafay Howlo Caafimaad Dalka Dibadiisa Ugu Maqnaa Oo Shalay Soo Gaaray Muqdisho. Madaxweynaha ayaa Ugu Mahadceliyay Booqashadooda Iyo Garab Istaagooda, Waxaana Kulankaasi Madaxweynaha Ku Wehliyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo federaal…